Akhriso Dawlada Faderaalka Soomaliya Oo Baaq Kasoo Saartay Go'aanada Al-shabaab Kusoo Rogto Shacabka

0
Tuesday March 13, 2018 - 14:48:32 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 281
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Dawlada Faderaalka Soomaliya Oo Baaq Kasoo Saartay Go'aanada Al-shabaab Kusoo Rogto Shacabka

    Akhriso Dawlada Faderaalka Soomaliya Oo Baaq Kasoo Saartay Go'aanada Al-shabaab Kusoo Rogto Shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhriso Dawlada Faderaalka Soomaliya Oo Baaq Kasoo Saartay Go'aanada Al-shabaab Kusoo Rogto Shacabka
Cabdicasiis Xildhibaan Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Warbaahinta Maanta kula hadlay Muqdisho ayaa u digay Ganacsatada Soomaaliyeed oo uu sheegay in qaarkood ay lacago siiyaan Al-Shabaab.

Afhayeenka ayaa sidoo kale tilmaamay in ay gacanta ku hayaan Liiska Ganacsatado Soomaaliyeed oo uu sheegay in ay lacag siiyaan Al-Shabaab laakin cidii lagu qabtaa ay tallaabo ka qaadi doonaan.


Waxa uu sidoo kale sheegay in Milkiilayaasha garoomada Salaxa ee Kubbada Cagta ee Muqdisho aysan ku xiri Karin amarka Al-Shabaab.

Waxa uu xusay in garoomadda Muqdisho oo dhawaan ay xireen Al-Shabaab in uu ku baaqayo in la furo, maadaama Al-Shabaab aysan ka talin Magaalada Muqdisho.

Waa digniintii labaad ee ka soo baxda Afhayeenka Wasaaradda Amniga mudo todobaad gudihiis ah kadib markii ay soo baxeyn Warar sheegayay in Al-Shabaab ay xireen inta badan Garoomadda Salaxa ee lagu ciyaaro ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO