Madaxwayne Farmaajo Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Saraakiisha Ciidamada Booliska Somaliya Iyo Arimo Xasaasiya Oo Ay Ka Wada Hadleen

0
Tuesday March 13, 2018 - 14:02:18 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Farmaajo Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Saraakiisha Ciidamada Booliska Somaliya Iyo Arimo Xasaasiya Oo Ay Ka Wada Hadleen

    Madaxwayne Farmaajo Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Saraakiisha Ciidamada Booliska Somaliya Iyo Arimo Xasaasiya Oo Ay Ka Wada Hadleen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Farmaajo Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Saraakiisha Ciidamada Booliska Somaliya Iyo Arimo Xasaasiya Oo Ay Ka Wada Hadleen
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saraakiisha Ciidamada Dowladda Maalintii labaad la leh kulan gaar ah uu kala hadlayo sugidda amniga iyo la dagaalanka Al-Shabaab.

Kulanka Maanta waxa uu la qaadanayaa Saraakiisha Ciidamada Booliiska oo uu kala hadlayo sidii ay kaga qeyb qaadan lahaayeen Sugidda Amniga.


Madaxweyne Farmaajo ayaa dagaal ka dhan ah Al-Shabaab ku dhawaaqay 6-Apriil sanadkii 2017-kii, waxa uuna xiligaasi sheegay in Ciidamada Dowladda loo diyaariyay Qaadista Dagaalkaasi.

Shalay ayuu la kulmay Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, waxa uuna kala hadlay sidii ay dagaal ugu qaadi lahaayeen Goobaha ay maamulaan Al-Shabaab.

Xiligii uu madaxweynaha ku dhawaaqay Dagaalka Al-Shabaab waxaa kasoo wareegtay sanad dhiman 23-Ceshe, mana muuqdo dhaq-dhaqaaqyo sidaa u weyn oo ay Ciidamada Dowladda sameeyeen.

Xarumo Ciidamada Dowladda ay leeyihiin oo ubadan Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay Al-Shabaab ku qaadeen Weeraro dhowr ah tan iyo markii uu Madaxweyne Farmaajo ku dhawaaqay dagaalka.

Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa marar badan su’aalo ka keenay waxyaabaha hortaagan dagaalada Dowladda ay ku dhawaaqdo, balse aanan qaadin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO