Daawo Mid Ka Mida Musharaxiinta Madaxtinimda Somaliland Oo Afka Furtay Sheegayna In Musharixiinta La Tartamaysaa Raacdo Ugu Jirto Midnimada Somaliya Iyo Arinkaas Oo Buuq Siyaasadeed Ka Kiciyey Somaliland VEDEO

0
Sunday December 25, 2016 - 19:54:22 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 6765
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo Mid Ka Mida Musharaxiinta Madaxtinimda Somaliland Oo Afka Furtay Sheegayna In Musharixiinta La Tartamaysaa Raacdo Ugu Jirto Midnimada Somaliya Iyo Arinkaas Oo Buuq Siyaasadeed Ka Kiciyey Somaliland VEDEO

    Muuse Biixi Cabdi oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ugu Horayn ka hadlay Wada-hadal uu la Furay Garabkii Axmed Muumin Seed oo ka Cadhooday Xisbiga Wadani,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Cabdi oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ugu Horayn ka hadlay Wada-hadal uu la Furay Garabkii Axmed Muumin Seed oo ka Cadhooday Xisbiga Wadani,

Sidoo kalana wuxuu ka hadlay Masuul dhowaan lagu dhex garaacay magaalada Hargeisa.

Muuse ayaa C.raxmaan Cirro ku eedeeyay inuu magaalada Nariobi kulan kula Qaatay masuuliyiinta Dawlada Soomaaliya, Iyadoo la isla meel dhigay sidii meesha looga saari Lahaa Fikerka Gooni goosadka Maamulka Somaliland.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo